Magac ay la baxaan dadka Muslimiinta oo kamid noqday Magacyada ugu caansan dalka …

Markii ugu horreysay, magaca Muxamad ayaa ka mid noqday tobanka magac ee inta badan loogu bixiyo wiilasha ku dhasha gudaha dalka Mareykanka, sida lagu daabacay bogga intarneedka CNN. Magaca Muxamad ayaa sanadkan kaalinta 10-aad ka galay magacyada loo bixiyo wiilasha dalkaasi Mareykanka, halka sanadkii hore uu kaga jiray kaalinta 14-aad. Magacan ayaa la sheegayaa in … Continue reading Magac ay la baxaan dadka Muslimiinta oo kamid noqday Magacyada ugu caansan dalka …